Maamulka Somaliland oo shaaciyay tirada dadka ku dhintay roobabka & kuwa lala yahay

Waxaa sii kordhaya tirada dadka ku dhintay roobabka dabaylaha watay ee habeennadii Sabtidii iyo Axaddii ka da’ay gobollo ka mid ah Somaliland. Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in 25 qof ay ku dhinteen, 12 kalena ay ku dhaawacmeen, ka dib markii roobab duufaanno wata ay ku dhufteen qaar ka mid ah gobollada, gaar ahaan Awdal iyo … Continue reading Maamulka Somaliland oo shaaciyay tirada dadka ku dhintay roobabka & kuwa lala yahay